Skip to main content

Posts

Showing posts from November, 2013

xarfaha magacyada somaligu macnaha ay ka turjimiyaan

    Wax badan ka Ogoow shaqsiyadaada adigoo ka eegayaa xarafka ugu horeeyo ee Magacaaga uu ka bilaawdo!! ---------------------------------------------------------------------------------------- Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Xarfaha ay ka bilowdaan Magacyada lala baxo iyadoona Magac kasta loo fasiray Xarafka ugu horeeyo . Xarafka ugu horeeya xarfaha ayaan kabilaabeena kasoo ah xarafka (A) :- Waxaa soo hoos galaya Xarafka A magacyo badan oo ay ka mid yihiin:-Axmed, amiir, asma,amina,aasiya,ayman,ayuub iyo magackasta oo ka bilawda xarafka (A) waxaana lagu sheegaa dadkaasi in ay yihiin dad ku wanaagsan asxaabtooda dabeecadoodana waa mid dagan taxadar badana leh wa dad furfuran edeb leh dadkana kula dhaqma si xushmad iyo wanag badan ay ku jirto, Lakiin ceebtooda aya waxa ay tahay waxaa ku yar sabarka waxey u deg degaan sugida natiijo kasto oo meeli ay ka filanaayeen wa dad lax jeclesta waxyaabaha qaar(kaligood isla doona) waxaana ku waajib ah in ay o...