Wax badan ka Ogoow shaqsiyadaada
adigoo ka eegayaa xarafka ugu horeeyo ee Magacaaga uu ka bilaawdo!!
----------------------------------------------------------------------------------------
Waxaan halkan
idinkugu soo gudbineynaa Xarfaha ay ka bilowdaan Magacyada lala baxo iyadoona
Magac kasta loo fasiray Xarafka ugu horeeyo .
Xarafka ugu horeeya xarfaha ayaan kabilaabeena kasoo ah xarafka (A) :-
Waxaa soo hoos galaya Xarafka A magacyo badan oo ay ka mid yihiin:-Axmed,
amiir, asma,amina,aasiya,ayman,ayuub iyo magackasta oo ka bilawda xarafka (A)
waxaana lagu sheegaa dadkaasi in ay yihiin dad ku wanaagsan asxaabtooda
dabeecadoodana waa mid dagan taxadar badana leh wa dad furfuran edeb leh
dadkana kula dhaqma si xushmad iyo wanag badan ay ku jirto,
Lakiin ceebtooda aya waxa ay tahay waxaa ku yar sabarka waxey u deg degaan
sugida natiijo kasto oo meeli ay ka filanaayeen wa dad lax jeclesta waxyaabaha
qaar(kaligood isla doona) waxaana ku waajib ah in ay ogaadan jaceylka in uu aas
aasi u yahay nolosha insaanka maxaayeelay arintaasi wax muhiimad ah ma siiyaan.
Xarafka (B) waxaa ka mid ah magacyo badan sida:- bilan, , bahaad, bahjo, bushro
balqiis, burhaan, bara’a iwm
Waxa lagu tilmaama in ay yihiin dad Romance ah (jaceylka wax ka yaqaano)
waxaana quluubtooda buuxisay jaceylka dadka ka agdhow sida eheladooda
saaxiibadooda iyo qofkii uu kala dhexeeyo xiriir waxa ay wanaajiyaan dareenka
dadka waxa uu ALLE ku maneestay dulqaad iyo awood ay ku xanbaaran
dhibaatooyinka qaar ee soo wajaho
Xarafkka(T) sida Tamir Timiro iwm
Waa dad intaba badan jecel ma talaada iyo waxyaabaha aan jirin farxada
noloshooda ayey ku dadaalaan waa dad waqtigooda inta badan cariiri uu yahay
waxa ay ilaaliyaan qofkasta oo xirir u kala dhexeeyo.
Wax muhiimad ah masiiyaan dadka uu magacoodu ka bilaawdo xarafkaa T
naseexooyinka(la talinta) la siiyo.
Xarafka (J) sida Jamaal, jamiilo, juweeriyo, jowhar, jaamac, iwm
Waa dad ay kugu adkaaneeso ka dhaadhicintooda waxkasto oo iyaga ku cusub ama
arin ay raadinayeen dhamestirkeeda sida (aflaamta) waxa ay jecel yihiin
musigada.
Dadka wata Magaca J Waa dad shaki badan waxana u shakigaas saameyaa noloshoda
sida go’aamadooda doorashooyinkooda wa dad dusha u dhigta qaadina kara
mas’uuliyada saaran
Xarafka(X)xasan xuriyo xaamid xayaat,xafso,xanan,xamdi Iwm
Waxaa lagu shegaa xarafkan (X) in uu xarfaha kale waxyaabo badan kaga gadisan
yahay uuna yahay xaraf xornimo nolol jaceyl kuleel ka turjumaayo waxaad soo
qadata qalin iyo warqad waxaadna qortaa kalmad qiyaali ah oo ka bilaabaneeso
xarafkaan waxaad kala kulmeesaa wax aad la yaabto,
Dadka xanbaarsanna waxa lagu fasiraa in ay yihiin dad jecel xoriyad wa dad wax
qabad badan waxaase ay tahay ceebtooda mahan dad u sabra dhibaatooyinka iyo
qadarta ALLE
Xarafka (kh) khaalid, khadiija iwm
Waxaa lagu tilmaama in ay yihiin dad wanaagsan soona dhoweysta asxaabtooda isla
waqtigaasna muujiya taxadar wa dad leh hadaf iyo waxyaabo ay si gooni ah u
daneynayaan waxaana ay qabtaan howl kasta oo soo wajaho gaar ahaan ragga waxaa
la shegaa in ay yihiin kuwo qaab dhismeedka jirkoodu uu wanaagsan yahay waxaana
ay aad u jecel yihiin dumarka dhiigoodu waa qafiif shaqsiyadoodana waa mid adag
Xarafka (D) Dahabo, diini, daahir,dalmar iwm
Waa dad waxyaabaha qaar aad isaga difaaca waxa ay inta badan dul dawaafaan
arimaha jaceylka arigtida ugu horeysa ayey wax ku jeclaadaan
dadka wata magaca ka bilowda Xarafka D muhiimad masiiyaan nafsadooda waxa ay ku
dadaala mida dadka kale ,wa saxiib wanaagsan haddii ad ku guuleesatid helida
kalsoonidooda ma dhici doonto in aad hesho saxiib ka wanaagsan lakiin ceebtooda
ayaa ah in ay aad u daneeyaan qofka ay jecel yihiin oo kaliyah mana siiyan wax
muhiimad ah qofka iyaga jecel taasina maahan mid uu ku qanco qofka marka jeclaa
Xarafka (DH) xarafkaan sida uguma badna magacyada dadka loo bixiyo gaar ahaan
soomaalida inkasto ay jiraan sida DHUUX, DHIMBIL iwm
Waa dad nasiib badan awoodana hal waqti in ay qabtaan howlo badan ceebtoodase
ah in aysan xafidin waxyaabaha ugu badan e ay dhibaatada ugu imaato
Xarafka(R) raxmo,riyaan, ruqiyo, rajab, ruun iwm
Waa dad asluubtoodu ay wanaagsan tahay waxa ay raadiyaan markasta guusha wa dad
an ku shaqeeynin waxa u dareenkooda siiyo ee waxa ay lakaashadaan caqligooda.
waxa ay inta badan ku raaxeestaana waxyaabaha uusiiyo caqligooda furfuran waxa
ay qaataan fikradaha dadka kale xittaa haddii ay tooda lamid aheyn
Xarafka (S)Sihaam, samiira, suheyb, salwa, sayid, saalax iwm
Waa dad jecel in ay dadka kulmiyaan sababkasta iyo sikastaba ha ahaatee ma
jecla kalinimada iyo in la ogaado xiriiradooda waa dad dhimrin badan saaxiibo
ah aabe ah hooyo ah dareena badan waxa laga yabaa erey iska caadi ah in uu
saameeyo ama dhib ku noqdo
Xarafka(SH)shaakir, shamso, shuceyb, shukri iwm
Culimada iyaguna waxa ay ku tilmaamaan in ay yihiin dad inta badan ilaaliya
arimahooda u gaarka ah qofkii isku dayaana in uu u dhowaado wax u qaas ah waxa
u kala kulmaaya jawaab adag shaqsiyadooda iyo ilaalintoodaba waa mid ay aad u
adag tahay.
Xarafka(C) cumar caamir cabdi cusman caasho iwm
Waa xarafka ugu badan magacyada ay Soomaalida ay la baxaan wa dad u naxariista
dadka dhibaateesan jaceylkoodu wa mid sinaasho ah waxa ay jecel yihiin in ay
dadka ay u kala xukmiyaan si wanaag iyo cadaaladi ay ku jirto, waa dad aan
ceebtoodu badneen inkastoo ay yihiin dad is difaaca waxkastoo ay ku jiraanba.
Xarafka(G) galad guhaad guuleed geedi iwm
Xarafkaan siyaabo kala duwan ayaa loo fasiraa waana dad qariya sirta
saaxiibadooda waxaana ay caburiyaan qofkasta oo ka hor imaado fikirkooda
Xarafka(F) Fartuun, fahmo, fowsiyo,fardowso,faarax,fahad,fariid, fa’iso iwm
Waxaa lagu asteeyaa dadkaani in ay yihiin kuwo aan fikirka iyo wax raadintaba
ku dheeraan ceebtoodana waxa ay tahay waxa ay xukmiyaan waxa muuqdo
waxa ay lacagta inta badan ku qarash gareeyaan labiskooda
Xarafka(Q) qamar, qusey, Qaasim Iwm
Waa dad har uu u yahay aqlaaq wanaaga geesiyaalna ah ,lakiin waxa ay ceebtoodu
tahay ma arkaan waxa ay heestaan ee tan dadka kale ayey u jeedaan iskalama
weynaadaan qaladkooda ee wey qaataan
Xarafka(K) kaamil, kaafi, kariim iwm
Inta badan magacyadaan si mutuxan loolama baxo ee waxaa lagu daraa ama lagu
lamaaneeyaa (cabdi) wa dad jaceylkooda ka gaaro go’aan dareenkooduna uu badan
yahay waxana ay ku wanaagsan yihiin arimaha ganacsiga, wa dad geesiyaal ah
ilaaliyana amaanada wa dad karaameen badan lakiin aan ku dhaqaaqin.
Xarafka(L)liibaan,ladiif ,leylo, iwm
Waa asxaab u saxiib ah arimaha jaceylka ama(Romantic ah) wa dad wanaag badan
aadna uu u shaqeeyo caqligooda waxa ay ku dadaalaan barashada luuqadaha kale
Xarafka(M) maxamuud, mustafe, maxamed,muna, maariya, iwm
Waa xaraf uu aad ugu fudud yahay dhihidiisa ilmaha oo waxa ay ka bilaabaan
(mama) waxaana lagu qeexa dadka u ka bilaawdo xarafkan magacoda in ay yihiin
(Romance) xishood badan naxariis badan waxana ay ku dadaalaan waxkastoo
wanaagsan sidaa oo ay tahay hadana si fudud uguma qancaan, ceebtoodase waxaa
lagu sheegaa in ay tahay is hortaagid(lid,diidmo badan) sido kale wa dad isla
jecel waxyaabaha qaar
Xarafka(N) nasiyo, nuuro, nasra, nafisa,nuur,nuux,naciima,nadiifa iwm
waa xarafkii uu ALLE ku dhaartay qowlkiisa kariimka ah waana suuratul (qalam)
,waa dad uu xabadkoda(sadrigooda )si qiyaali ah u weyn yahay ogna dabeecadooda
waxa ay tahay ooyintooduna wa ay dhow dahay waxa ay rumeesan yihin xuriyada
waana dad inta badan is difaaca (qoraa sare Nafisa hashi ali)
Xarafka(W) waliid,warsame, Warda iwm
Waaxa lagu qeexaa iyana in ay yihiin dad caqligooda uu wax soo saro waxaana ay
ku wanaagsan isku xirka iyo macluumaadka arimaha bulshada
Xarafka(H) waxa inta badan lagu dabaqa in uu la micno yahay xarafkii aan kor
kusoo sheegnay ee ahaa (A)
Xarafka(Y)Yasmiin, Yaasiin ,yoonis,yaasir,yusra iwm
Xarafka Y oo ah midka ugu danbeya xarfaha ayaa waxa lagu asteeya dadka uu
magacoodu ka bilaawdo in ay yihiin awood buuxda oo u gooni taasoo ay wax ku
maamulaan sidoo kale waxa lagu qeexa dad (Romantic ah) oo cabiri karo
jaceylkooda waxaa si deg deg ah u saameeyaa waxkastoo loo bandhigo ayagoona
kugu raacaayo.
----------------------------------------------------------------------------------------
Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Xarfaha ay ka bilowdaan Magacyada lala baxo iyadoona Magac kasta loo fasiray Xarafka ugu horeeyo .
Xarafka ugu horeeya xarfaha ayaan kabilaabeena kasoo ah xarafka (A) :-
Waxaa soo hoos galaya Xarafka A magacyo badan oo ay ka mid yihiin:-Axmed, amiir, asma,amina,aasiya,ayman,ayuub iyo magackasta oo ka bilawda xarafka (A)
waxaana lagu sheegaa dadkaasi in ay yihiin dad ku wanaagsan asxaabtooda dabeecadoodana waa mid dagan taxadar badana leh wa dad furfuran edeb leh dadkana kula dhaqma si xushmad iyo wanag badan ay ku jirto,
Lakiin ceebtooda aya waxa ay tahay waxaa ku yar sabarka waxey u deg degaan sugida natiijo kasto oo meeli ay ka filanaayeen wa dad lax jeclesta waxyaabaha qaar(kaligood isla doona) waxaana ku waajib ah in ay ogaadan jaceylka in uu aas aasi u yahay nolosha insaanka maxaayeelay arintaasi wax muhiimad ah ma siiyaan.
Xarafka (B) waxaa ka mid ah magacyo badan sida:- bilan, , bahaad, bahjo, bushro balqiis, burhaan, bara’a iwm
Waxa lagu tilmaama in ay yihiin dad Romance ah (jaceylka wax ka yaqaano) waxaana quluubtooda buuxisay jaceylka dadka ka agdhow sida eheladooda saaxiibadooda iyo qofkii uu kala dhexeeyo xiriir waxa ay wanaajiyaan dareenka dadka waxa uu ALLE ku maneestay dulqaad iyo awood ay ku xanbaaran dhibaatooyinka qaar ee soo wajaho
Xarafkka(T) sida Tamir Timiro iwm
Waa dad intaba badan jecel ma talaada iyo waxyaabaha aan jirin farxada noloshooda ayey ku dadaalaan waa dad waqtigooda inta badan cariiri uu yahay waxa ay ilaaliyaan qofkasta oo xirir u kala dhexeeyo.
Wax muhiimad ah masiiyaan dadka uu magacoodu ka bilaawdo xarafkaa T naseexooyinka(la talinta) la siiyo.
Xarafka (J) sida Jamaal, jamiilo, juweeriyo, jowhar, jaamac, iwm
Waa dad ay kugu adkaaneeso ka dhaadhicintooda waxkasto oo iyaga ku cusub ama arin ay raadinayeen dhamestirkeeda sida (aflaamta) waxa ay jecel yihiin musigada.
Dadka wata Magaca J Waa dad shaki badan waxana u shakigaas saameyaa noloshoda sida go’aamadooda doorashooyinkooda wa dad dusha u dhigta qaadina kara mas’uuliyada saaran
Xarafka(X)xasan xuriyo xaamid xayaat,xafso,xanan,xamdi Iwm
Waxaa lagu shegaa xarafkan (X) in uu xarfaha kale waxyaabo badan kaga gadisan yahay uuna yahay xaraf xornimo nolol jaceyl kuleel ka turjumaayo waxaad soo qadata qalin iyo warqad waxaadna qortaa kalmad qiyaali ah oo ka bilaabaneeso xarafkaan waxaad kala kulmeesaa wax aad la yaabto,
Dadka xanbaarsanna waxa lagu fasiraa in ay yihiin dad jecel xoriyad wa dad wax qabad badan waxaase ay tahay ceebtooda mahan dad u sabra dhibaatooyinka iyo qadarta ALLE
Xarafka (kh) khaalid, khadiija iwm
Waxaa lagu tilmaama in ay yihiin dad wanaagsan soona dhoweysta asxaabtooda isla waqtigaasna muujiya taxadar wa dad leh hadaf iyo waxyaabo ay si gooni ah u daneynayaan waxaana ay qabtaan howl kasta oo soo wajaho gaar ahaan ragga waxaa la shegaa in ay yihiin kuwo qaab dhismeedka jirkoodu uu wanaagsan yahay waxaana ay aad u jecel yihiin dumarka dhiigoodu waa qafiif shaqsiyadoodana waa mid adag
Xarafka (D) Dahabo, diini, daahir,dalmar iwm
Waa dad waxyaabaha qaar aad isaga difaaca waxa ay inta badan dul dawaafaan arimaha jaceylka arigtida ugu horeysa ayey wax ku jeclaadaan
dadka wata magaca ka bilowda Xarafka D muhiimad masiiyaan nafsadooda waxa ay ku dadaala mida dadka kale ,wa saxiib wanaagsan haddii ad ku guuleesatid helida kalsoonidooda ma dhici doonto in aad hesho saxiib ka wanaagsan lakiin ceebtooda ayaa ah in ay aad u daneeyaan qofka ay jecel yihiin oo kaliyah mana siiyan wax muhiimad ah qofka iyaga jecel taasina maahan mid uu ku qanco qofka marka jeclaa
Xarafka (DH) xarafkaan sida uguma badna magacyada dadka loo bixiyo gaar ahaan soomaalida inkasto ay jiraan sida DHUUX, DHIMBIL iwm
Waa dad nasiib badan awoodana hal waqti in ay qabtaan howlo badan ceebtoodase ah in aysan xafidin waxyaabaha ugu badan e ay dhibaatada ugu imaato
Xarafka(R) raxmo,riyaan, ruqiyo, rajab, ruun iwm
Waa dad asluubtoodu ay wanaagsan tahay waxa ay raadiyaan markasta guusha wa dad an ku shaqeeynin waxa u dareenkooda siiyo ee waxa ay lakaashadaan caqligooda.
waxa ay inta badan ku raaxeestaana waxyaabaha uusiiyo caqligooda furfuran waxa ay qaataan fikradaha dadka kale xittaa haddii ay tooda lamid aheyn
Xarafka (S)Sihaam, samiira, suheyb, salwa, sayid, saalax iwm
Waa dad jecel in ay dadka kulmiyaan sababkasta iyo sikastaba ha ahaatee ma jecla kalinimada iyo in la ogaado xiriiradooda waa dad dhimrin badan saaxiibo ah aabe ah hooyo ah dareena badan waxa laga yabaa erey iska caadi ah in uu saameeyo ama dhib ku noqdo
Xarafka(SH)shaakir, shamso, shuceyb, shukri iwm
Culimada iyaguna waxa ay ku tilmaamaan in ay yihiin dad inta badan ilaaliya arimahooda u gaarka ah qofkii isku dayaana in uu u dhowaado wax u qaas ah waxa u kala kulmaaya jawaab adag shaqsiyadooda iyo ilaalintoodaba waa mid ay aad u adag tahay.
Xarafka(C) cumar caamir cabdi cusman caasho iwm
Waa xarafka ugu badan magacyada ay Soomaalida ay la baxaan wa dad u naxariista dadka dhibaateesan jaceylkoodu wa mid sinaasho ah waxa ay jecel yihiin in ay dadka ay u kala xukmiyaan si wanaag iyo cadaaladi ay ku jirto, waa dad aan ceebtoodu badneen inkastoo ay yihiin dad is difaaca waxkastoo ay ku jiraanba.
Xarafka(G) galad guhaad guuleed geedi iwm
Xarafkaan siyaabo kala duwan ayaa loo fasiraa waana dad qariya sirta saaxiibadooda waxaana ay caburiyaan qofkasta oo ka hor imaado fikirkooda
Xarafka(F) Fartuun, fahmo, fowsiyo,fardowso,faarax,fahad,fariid, fa’iso iwm
Waxaa lagu asteeyaa dadkaani in ay yihiin kuwo aan fikirka iyo wax raadintaba ku dheeraan ceebtoodana waxa ay tahay waxa ay xukmiyaan waxa muuqdo
waxa ay lacagta inta badan ku qarash gareeyaan labiskooda
Xarafka(Q) qamar, qusey, Qaasim Iwm
Waa dad har uu u yahay aqlaaq wanaaga geesiyaalna ah ,lakiin waxa ay ceebtoodu tahay ma arkaan waxa ay heestaan ee tan dadka kale ayey u jeedaan iskalama weynaadaan qaladkooda ee wey qaataan
Xarafka(K) kaamil, kaafi, kariim iwm
Inta badan magacyadaan si mutuxan loolama baxo ee waxaa lagu daraa ama lagu lamaaneeyaa (cabdi) wa dad jaceylkooda ka gaaro go’aan dareenkooduna uu badan yahay waxana ay ku wanaagsan yihiin arimaha ganacsiga, wa dad geesiyaal ah ilaaliyana amaanada wa dad karaameen badan lakiin aan ku dhaqaaqin.
Xarafka(L)liibaan,ladiif ,leylo, iwm
Waa asxaab u saxiib ah arimaha jaceylka ama(Romantic ah) wa dad wanaag badan aadna uu u shaqeeyo caqligooda waxa ay ku dadaalaan barashada luuqadaha kale
Xarafka(M) maxamuud, mustafe, maxamed,muna, maariya, iwm
Waa xaraf uu aad ugu fudud yahay dhihidiisa ilmaha oo waxa ay ka bilaabaan (mama) waxaana lagu qeexa dadka u ka bilaawdo xarafkan magacoda in ay yihiin (Romance) xishood badan naxariis badan waxana ay ku dadaalaan waxkastoo wanaagsan sidaa oo ay tahay hadana si fudud uguma qancaan, ceebtoodase waxaa lagu sheegaa in ay tahay is hortaagid(lid,diidmo badan) sido kale wa dad isla jecel waxyaabaha qaar
Xarafka(N) nasiyo, nuuro, nasra, nafisa,nuur,nuux,naciima,nadiifa iwm
waa xarafkii uu ALLE ku dhaartay qowlkiisa kariimka ah waana suuratul (qalam) ,waa dad uu xabadkoda(sadrigooda )si qiyaali ah u weyn yahay ogna dabeecadooda waxa ay tahay ooyintooduna wa ay dhow dahay waxa ay rumeesan yihin xuriyada waana dad inta badan is difaaca (qoraa sare Nafisa hashi ali)
Xarafka(W) waliid,warsame, Warda iwm
Waaxa lagu qeexaa iyana in ay yihiin dad caqligooda uu wax soo saro waxaana ay ku wanaagsan isku xirka iyo macluumaadka arimaha bulshada
Xarafka(H) waxa inta badan lagu dabaqa in uu la micno yahay xarafkii aan kor kusoo sheegnay ee ahaa (A)
Xarafka(Y)Yasmiin, Yaasiin ,yoonis,yaasir,yusra iwm
Xarafka Y oo ah midka ugu danbeya xarfaha ayaa waxa lagu asteeya dadka uu magacoodu ka bilaawdo in ay yihiin awood buuxda oo u gooni taasoo ay wax ku maamulaan sidoo kale waxa lagu qeexa dad (Romantic ah) oo cabiri karo jaceylkooda waxaa si deg deg ah u saameeyaa waxkastoo loo bandhigo ayagoona kugu raacaayo.
- Get link
- X
- Other Apps
- Get link
- X
- Other Apps

Fikrad ku cusub soomaalidaad bilowdee sii wad sxv fikradaha noocan ah. Mahadsanid.
ReplyDeletewaa run sxp
ReplyDeleteMagaca Ifrax maxay tahay macnihisa
ReplyDeleteFartun
ReplyDelete